Shuruucaha Jocker Online

1: In uu kasamaysta macmiilku account isaga ugaara si looga adeego ugana arko dhaqdhaqaaqa dalab yadiisa.

2: In uu sisaxan uraaca habraca dalab gudbinta iyo lacag bixinta.

3: In uu galiya meesha loogu tala galay numberka uu lacagta kasoo dirayo iyo magaca ku qoron numbeekaas.

4: In uu suga oo samirkeeda yeesha macmiilku inta dalabkiisaas lahubinayo oo loona shaqaynaayo.

5: Hadii uu macmiilka xogtiisu saxan tahay lacagtiina lagahayo sida ugu dhakhsaha badan baa loogu shaqaynaya.

6: Hadii see ay wali kala dhiman tahay oo aanu si saxan wixi laga rabay udirin dalabkaasi waa xayirnaanaya ilaa inta uu soo dhamaynayo xogta laga rabo macmillka.

7: Wakhtigu isagoo ah kan ugu muhiimsan ee anaka iyo macmiilka naga dhaxeeya uu yahay waxaanu ugu adeegi doona sida ugu dhakhsaha badan hadaysan wax cilada jirin

 10 minuts ilaa 30 minuts.

8: Hadii aad soo dirto lacag iyada oo anay shaqo jirin  waalaxanibaya lacagtaas ilaa amar danbe.