About Us

Jocker Online

JockerOnline Gaming waa goob aad si fudud uga iibsan karto diamonds, coins, iyo adeegyo ciyaareed oo loogu talagalay ciyaaraha sida Free Fire, PUBG, Mobile Legends, iyo kuwo kale. Waxaan bixinaa adeeg degdeg ah, ammaan ah, iyo taageero 24/7 ah — adigoo adeegsanaya ZAAD, EVC Plus, ama Sahal.

Guled Abdirizak , CEO